Siyaad Barre mararka qaarkood waxaa loogu yeedhaa Jaale Siyaad.
Waxaan ka maqlay eraygan wararka barigii xukunkiisa la duubay, heesihii wadaniga, iyo dadkii waagaas soo jiray.
Kuma maqlin iyadoo loogu yeedhayo madaxweynayaashii ka horeeyay Siyaad iyo kuwii ka dabeeyay.
Si kastaba ha ahaatee, anigu ma aqaan ujeedada looga leeyahay eraygan ‘Jaale’.
Waa maxay Jaale? Ma eray title ah oo dowlada rasmi u ah buu ahaa ?
Note:
Title = Ciwaan, Cunwaan, Ciwaan. Horyaal Cunwaan.