🚨💥🚨 Conflict in Dhusmareeb! Ceyr coup d'etat unfolds!

Somali Saayid

Oct 21, 1969
VIP
DEGDEG: Ciidanka ahlasuna wal jameeca ee beesha Cayr ee iyo ciidan oo general cabdi laba afle hoogaminayo cabsida ku abuuray Ahmed Qoorqoor ayaa hadda la wareegay garoonka diyaaradaha Dhuusamreeb ee caasimadda Galmudug State.

Ciidankaaan ayaa sugaya amniga saraakiisha milleteriga Somalia ee abaabulka dagaal ka bilaabaya gobolka Galguduud.

Hogaamiyaha fashilmay ee Galmudug ayaa hadfa xaaladdu ku xuntahay isagoo ku fashilmay inuu hor istaago safarka saraakiisha ugu danbeynna ka quustay damiciisii waalnaa.

Ina Qoorqoor hadda waxaa kaliyoo u dhiman inuu Dhuusamreeb isaga cararo oo Cadaado ku qooshto fuulxumadii laga diiday.

DEG DEG:Genaraal Laba Afle iyo Ciidanko hogaaminayo oo dhalatus ku sameyay bartamaha airportka Dhuusamareeb

Somali Saayid

Oct 21, 1969
VIP
DEGDEG: Nolasha hogaamiyaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug ayaa halis ku jirta.

Ahmed Abdi Kaarie Qoorqoor ayaa xalay cabsi iyo walwal ku seexday magaalada Dhuusamreeb kadib markii ciidamada macawisleyda Cayr ay bilaabeen dhaqdhaqaaq ka dhan ah maamulkiisa.

Qoorqoor ayaa xalay saq-dhexe ciidamo beeshiisa ah ka dalbaday Cadaado si ay uag kexeeyaan caasimadda Galmudug oo uu isku aamini waayay.

Wuxuu bilaabay inuu maciinsado qoraallo uu baahinayo Cali Yare Cali oo fashilak Qoorqoor ku eedeeyay Mahad Salad oo aan xil hayn.

Qoorqoor halkee ku nabad galayaa. ?

Caabudwaaq TV
 
DEGDEG: Ciidanka ahlasuna wal jameeca ee beesha Cayr ee iyo ciidan oo general cabdi laba afle hoogaminayo cabsida ku abuuray Ahmed Qoorqoor ayaa hadda la wareegay garoonka diyaaradaha Dhuusamreeb ee caasimadda Galmudug State.

Ciidankaaan ayaa sugaya amniga saraakiisha milleteriga Somalia ee abaabulka dagaal ka bilaabaya gobolka Galguduud.

Hogaamiyaha fashilmay ee Galmudug ayaa hadfa xaaladdu ku xuntahay isagoo ku fashilmay inuu hor istaago safarka saraakiisha ugu danbeynna ka quustay damiciisii waalnaa.

Ina Qoorqoor hadda waxaa kaliyoo u dhiman inuu Dhuusamreeb isaga cararo oo Cadaado ku qooshto fuulxumadii laga diiday.

DEG DEG:Genaraal Laba Afle iyo Ciidanko hogaaminayo oo dhalatus ku sameyay bartamaha airportka Dhuusamareeb

Why does the background song lowkey sound like an Oromo song?
 
Somali Saayid

Oct 21, 1969
VIP
DEGDEG: Gadiidleyda Caabudwaaq ayaa barida dhulka ugu dhuftay hogaamiyaha naf lacaariga ah ee maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug.

Gacanyaraha Qoorqoor ee sida cagafta dadkiisa loogu adeegsado ayaa amray iney gadiidleydu bixiyaan lacago uu Qoorqoor-ka Dhuusamreeb dalbaday oo aan magac lahayn.

Gadiidleyda ayaana wajiga ka saaray ineysan diyaar u ahayn lacagtaas iyagoo ku hanjabay iney hubkooda lasoo baxayaan oo Cabdiwaayel iyo Ahmed Abdi Kaarie Qoorqoor-ka Cadaado ee soo dirsadayba ay xabbad dabada ka galinayaan.

Qoor Qoor has gone broke and is now making up taxes and demanding the citizens of caabudwaaq pays them in a last ditch attempt to pocket more money before he is kicked out!
 
Somali Saayid

Oct 21, 1969
VIP
#DEGDEG Qoor qoor oo istaaf kisii udiray shabeelada dhexe ayaa cawa ciidan kawanle ka Amar qaata haree reeyen

Sidoo kle qoor qoor oo dalbaday xalay in loo soo celiyo istaaf kisii ayaa loo diiday

Xaalada ayaa umuuqata mid horey looga shaqeyy.
 
Many people believe this is the work of Culusow. QoorQoor shoulda just held those elections on time instead of taking Culusows illegal extensions. Now he’s being backstabbed. Wonderful.
 
Vacelere

Wisdom-Honor-Might
Is what happening in the south a coincidence or planned.

Because the South is going back to 1991 very fast.

HSM vs AM

AS vs HSM

and now Galmudug coup
 
Somali Saayid

Oct 21, 1969
VIP
It says a lot when a former tekniko foot soldier is the most decent presidential candidate.
Gaandhari horre haddana ah hogaamiyaha galmudug qoor qoor.

1000007223.jpg

1000007224.jpg
1000007214.jpg
 
Somali Saayid

Oct 21, 1969
VIP
Qoor Qoor cracks down on journalists and orders police to arrest them.

DEGDEG: Hogaamiyaha fashilmay ee Galmudug Ahmed Abdi Kaarie Qoorqoor ayaa shalay degdeg ugu yeeray 2-nin oo Boolis ah oo sida la sheegay ku kala magacaaban taliyaha Booliska Galmudug iyo taliyaha Booliska degmada Caabudwaaq.

Labadaan wiil ee dhalinyarada ah ayaa xalay lagu canaantay magaalada Dhuusamreeb ee xarunta Galmudug, waxaana uu Qoorqoor ku amray iney soo xiraan 4-wariye oo ka howlgala Caabudwaaq oo uu dhibsaday warar ay tabiyeen.

4-ta wariye ayaa kala ah :-

- Ahmed Mirre. - Caabudwaaq TV

- Siciid Cabdi Maxamed. - Universal TV

- Cabdirisaaq Cali Deelle. SBC TV

- Ibrahim Culumo. Youtuber

Hogaamiyaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug ayaa ku jira rafashadii ugu danbeysay ee geerida siyaasaddiisa oo lasoo afjarayo.
 
This guy made a very provocative video and Cornered Eddie Murphy saw it:lol:
 
Trending

Top