Saddex askari oo ka tirsanaa Ciidamada qaranka Somaliland ayaa lagu dilay rasaas ka dhacday badhtamaha Dharkeyn-geenyo oo 75Km dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood.
Askarta la laayay waxay ka tirsanaayeen ciidamo saaka la geeyay deegaankaasi si loo kala dhex dhigo beelo halkaasi ku dagaallamay, weli ma cadda in dilku uu ahaa mid qorsheysan iyo inkale.
Despite the droughts & looming famine, these monkeys are still waging tribal clashes within their own clan and when the Somaliland forces try to intervene they're killed. Somaliland forces should retaliate & let 'em finish each other off. Nacala idinku yaal