SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
Sabti, December, 16, 2017 (HOL) - Ugu yaraan 65 qof oo Soomaali ah ayaa lagu dilay xadka ay wadaagaan dowlad degaanada Oramada iyo Soomaalida ee dalka Itoobiya.
Dadkaan ayaa waxaa dilay ciidamada la sheegay in ay yihiin kuwa ay leedahay dowlad degaanka Oramada ee dalka Itoobiya.
Dadka ayaa ku wada sugnaa hal meel, waxaana la sheegay in ay soo weerareen ciidamada Oromada kadibna ay laayeen.
Dilka ayaa yimid kaddib markii ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad deegaanka Soomaalida ay dileen Askar ka tirsan ciidamada Oromadda.
Meesha ay dadkaan la laayay ay ku suganaayeen ayaa aheyd goob horay ay kaga jirtay Cabsi, waxaana la sheegay in dadkaasi ay waardiyeen jireen ciidamada Xoogga dalka Itoobiya.
These filthy Liyuu Boolis kills 2 Oromo Soldiers knowing very well that Oromos in return would slaughter Somalis.
So i blame Liyuu Boolis apostates for the death of 65 Somalis.