9 Puntland soldiers martyred

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Axad, April, 23, 2017 (HOL) –Inta la xaqiijiyay sagaal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday weerar miino oo ka dhacay deegaanka Gal-gala oo ay isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa daacad u ah ururka Al-shabaab.

Taliyaha aag-ga Gal-gala Gashaanle Cabdiraxmaan Faarax Gurxan oo waraysi kooban siiyay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid xoogan , isla markaana ciidamada Puntland ay iska caabin ku sameeyeen kooxihii weerarka soo qaaday.

Waxa uu sheegay in is-rasaasyn muddo socotay ay dhex-martay ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday ,isaga oo sheegay in tiro ka tirsan kooxihii weerarka soo qaaday goobta lagu dilay.

Taliyaha ayaa ka gaabsaday in uu faah-faahin dheer aad ah ka bixiyo weerarkan oo la aaminsan-yahay in uu yahay kii ugu dhimashada badnaa mudooyinkan oo lala eegto ciidamo ka tirsan Puntland gaar ahaan kuwooda ku sugan buuralayda Gal-gala.

Tiro dhaawacyo ah oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa la soo gaarsiiyay maanta duhurkii cisbitaalka Bosaaso ,waxaana sida la sheegay tirada dhaawaca ah ay kor u dhaafyasaa ilaa afar askari ,kuwaasi oo kamid ahaa askarta la weeraray.

Ugu danbayn, ciidamo ka tirsan Puntland ayaa la sheegay in ay ka baxeen degmada si ay u ugu biiraan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee Buuraha Gal-gala , xilli Kolonyada la weeraray ay ku jireen saraakiil xilal muhiim ah ka hayay ciidamada gobolka.

Hiiraan Online News Desk


:salute:so long heroes
ur sacrifice wont be forgotten:wow:


more mujahideen pouring into al galgala to fight against the murtaddiin(alshabab&daesh):wow1:
 

Cyberborg

My heart is in Dhoqoshay
MOGADISHU, April 23 (Xinhua) -- At least nine Puntland soldiers were killed and three others injured in a landmine explosion on Sunday in Galgala town in Bari region of northern Somalia.

Abdirahman Farah Gurhan, Police Commander in Galgala said the explosion targeted the soldiers who were fighting Al-Shabaab and pro-Islamic State militants in the region.

"I can confirm the landmine in Galgala region which caused casualties on Pultland army. Nine soldiers were killed and three others wounded, the target was our forces who are fighting with the terrorist militants," Farah said.

Al-Shabaab militants claimed responsibility for the latest attack against Puntland soldiers in Galgala town in Bari region.

Puntland State Administration has stepped up its fight against Al-Shabaab, pro-IS militants and piracy activities in the region.
 
Status
Not open for further replies.
Top