Wasiirka amniga oo digniin u diray ciidamada taageersan Farmajo iyo Fahad kuna dhawaaqay banaabax weyn - Somali News Leader
Wasiirka Amniga Gudaha C/llaahi Maxamed Nuur ayaa u fasaxay Hooyada dhashay Ikraan Tahliil inay qabsan karaan bannaan bax nabadeed oo ay ku dalbanayaan Cadaalad helida gabadhooda si waafaqsan dastuurka. “Waxaan qoyska Ikraan Tahliil u fasaxay bannaan-bax ay ku dalbanayaan caddaalad, ciddii hor...
www.warqaad.info