Al Shabaab & ISIS rats been caught in Bossaso.

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
SHAKHSIYAAD LALA XIRIIRINAYO AL-SHABAAB IYO DAACISH OO LAGU QABTAY BOOSAASO

Laamaha Amniga Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku qabtay shakhsiyaad lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab iyo Daacish, kadib hawlgalo ciidamadu ka sameeyeen gudaha Boosaaso.

Saraakiil ka tirsan hayโ€™adaha Amniga, ayaa xaqiijiyay in baaritaan lagu hayo dadkaas la qabtay, inkastoo aysan tiradooda xusin.
Maalin ka hor, Laamaha Amniga Boosaaso ayaa sheegay in ay ku raad-joogaan shakhsiyaad lala xiriirinayo kooxaha Argagixisada ah, kuwaas oo doonaya in ay weeraro ka fuliyaan Boosaaso.

Weli ma cadda in shakhsiyaadkii la raadinayay la qabtay iyo in kale, balse saraakiishu waxay sheegeen in baaritaan lagu hayo dadkaas.

PUNTLAND POST
 
Bosaso needs a snitch intelligence network, hire informants get into their circles, gather information, raid every single rat hole in the city and punish the local facilitators with death penalty.
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
Bosaso needs a snitch intelligence network, hire informants get into their circles, gather information, raid every single rat hole in the city and punish the local facilitators with death penalty.
PL attacks decrease after President Deni police reform. We hope the finish those rats nest in mountains.
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Geesiyada Puntland, extremely proud of our boys. Burn those terrorist rats.


giphy.gif
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP

Those rats gave valuable info to us like routes and location landmines. Finally we can enter mountains. :salute:
 
Last edited:

Trending

Top