Al Shabab recapture Caad, Galmudug

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
Dagaal ka oo socday muddo ka badan saacad ayaa la sheegay in ciidamada degaanka ay ku dileen ugu yaraan 6 dagaalame oo ka tirsan Alshabaab, iyadoo dhaawacay ku dhowaad 10 kale, sida ay ku warrameen dadka degaanka, waxaana dadka degaanka ka dhintay 2 qof oo mid ka mid ah Al-shabaab ay toogasho ku dileen.


Inkastoo maleeshiyada deegaanka ay saaka qabsadeen deegaanka Caad, ayaa haddana la sheegay in Al-shabaab oo helay Ciidan gurmad ah ay dib ula wareegeen degaankaasi waxaana laga saaray maleeshiyadii degaanka.

Dadka degaanka ayaa ka hor yimid amar ay Al-shabaab ku soo rogtay oo ah inay wiilashooda ku wareejiyaan Alshabaab iyo xoolo joogto ah oo laga qaado Zako ahaan.


Alshabaab ayaa sheegtay inay dileen 15 qof oo uu ku jiro sarkaal watay maleeshiyo ay ku tilmaantay Murtadiin oo magaciisa lagu sheegay Goobe Gureey

https://www.caasimada.net/wararkii-...ka-xaradheere-iyo-shabaab-badan-oo-la-laayey/
hahahha wheres hu2us shabaab forcing you to join them if you refuse they kill you.

you tried to fight back but they called reinforcements:siilaanyolaugh::siilaanyolaugh:
 

TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
Are you really an old man? You are so childish wallahi
Habar Dugaag boy, Al Shabab is karbaashin you hahahha im loving it. The devil you created has come back too haunt you Keep up the good work Duduble, Murursade:chrisfreshhah::chrisfreshhah:
 
Habar Dugaag boy, Al Shabab is karbaashin you hahahha im loving it. The devil you created has come back too haunt you Keep up the good work Duduble, Murursade:chrisfreshhah::chrisfreshhah:

Mareexaan also live in Galmudug, look at this old f*ck, caqli boon everyone
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top