"Mida 1-aad ayaa lagu macneeyay iney tahay gurmad ay doonayaan iney u fidiyaan maleeshiyaad ka dagaalamaya deegaanada Caad Iyo Maamiyo ee gobalka Mudug, halka wararka kale ay sheegayaan iney tahay cabsi laga qabo weeraro Xoogaga Al shabaab ay ku qaadaan degmada Hobyo oo maal mihii ugu danbeeyay laga abaabulayay weerara ka dhanka ah Al shabaab ka ka dagaalama gobalkaasi Mudug."
"
Wararka ka imaanaya deegaano katirsan gobalka mudug ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay sameynayaan maamulka galmudug iyo maleeshiyada deegaanka oo isku dhinac ah iyo dhanka dagaalyahanada Xarakada Al shabaab oo halkaasi soo buux dhaafiyay.
Al shabaab ayaa dhanka kale la sheegay iney ciidamo fara badan geeyeen duleedka Magaalada Xaradheere oo ay gacanta ku hayaan, inkastoo aan la ogeen waxa ay ka damacsan yihiin ciidankaasi meesha ay geeyeey hogaanka Xarakada Al shabaab ee gobalkaasi Mudug."