SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
General Gabre oo ah Sarkaal ka tirsan dowladda Itoobiya ayaa eedeyn u jeediyay Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).
Barta Twiterka uu ku leeyahay xiriirka Bulshada ayaa General Gabre, wuxuu ku soo qoray hadalo eedeyn ah oo Madaxweynaha uu ujeediyay, wuxuuna sheegay Madaxweynaha inuu xishmeyn waayay ciidamada Itoobiya ee Amisom ka tirsan.
Sarkaalkaan ayaa sheegay safarkii Madaxweynaha Somaliya uu ku tagay Khamiistii Magaalada Baydhabo inuu kula kulmay Saraakiil ka tirsan dowladda Itoobiya oo hawlgalka Amisom qaybta ka ah, waxaana ay ka dalbadeen in laga talo galiyo arimaha siyaasadda Somaliya.
Balse Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inuu ku gacan seyray arintaasi, islamarkaana Saraakiisha ciidamada Itoobiya uu u sheegay inaysan wax shaqo ah ku laheyn siyaasadda Somaliya.
General Gabre oo arintaasi ka carooday ayaa hadalkaan qoraalka ah ku soo qoray Twiterkiisa.
“Madaxweynaha Soomaaliya xurmo darro ayuu ku sameeyay ciidamada Amisom gaar ahaab kuwa Ethiopia markii uu booqday magaalada Baydhabo.” Ayuu yiri Gabre.
Tan iyo markii Somaliya loo doortay Madaxweyne Farmaajo waxaa aad u yaraa dhaq-dhaqaaqa siyaasadeed ee General Gabre, xilli dowladii Xasan Sheekh Gabre uu si aad ah uga soo dhex muuqan jiray kulamo siyaasadeed oo kala duwan.
SHARE
http://www.facebook.com/sharer.php?u=http://www.dhacdo.org/gabre-oo-eedeeyay-madaxweynaha-somaliya/
https://twitter.com/intent/tweet?te...edeeyay-madaxweynaha-somaliya/&via=Dhacdo.com
http://plus.google.com/share?url=http://www.dhacdo.org/gabre-oo-eedeeyay-madaxweynaha-somaliya/
mah nigga Farmaajo broke the sunnah of obedience to Xabashi commanders.