Madaxtooyada Puntland ayaa Sheegaysa inaysan jirin wax jawaab ah oo la siinayo duulaanka Maamulka Somaliland, Madaxweyne Cabdiwali Cali Gaas ayaa Ciidanku usoo jeediyay inaysan wax weerar ah lagu Qaadin Ciidanka Somaliland oo Qabsaday deegaanka Tukaraq.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe, gaar ahaana Aqalka Madaxooyada ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay shir deg deg ah oo ay yeesheen guddiga Difaaca Puntland,
Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey shirkan, waxaana madasha joogay inta badan Saraakiisha ciidamada Difaaca, waxaana loogana hadlay arrimaha daan daansiga maamulka Hargeysa.
Saraakiisha ciidamaka Puntlamd ayaa soo jeediyey warbixino ku Saabsan dagaalada ay soo qaaday Somaliland, dhaqdhaqaqyada ay wado wali iyo jawaabta dawladda Puntland nooca ugu wanaagsan ee ay noqon karto in la siiyo .
Wararka kasoo Baxaya kulankaan ayaa Sheegata in la isku Afgaran Waayay, mana jira war warsaxaafadeed laga soo saaray kulanka golaha Amniga Puntland, iyadoo ay shacabku sugayaan jawaabta Dawladda Puntland ay ka bixinayso Qabsashada Magaalada Tukaraq ay Qabsaden Maamulka Hargeyso.
Xog aan ka helayno Madaxtooyada Puntland ayaa Sheegaysa inaysan jirin wax jawaab ah oo la siinayo duulaanka Maamulka Somaliland, Madaxweyne Cabdiwali Cali Gaas ayaa Ciidanku usoo jeediyay inaysan wax weerar ah lagu Qaadin Ciidanka Somaliland oo Qabsaday deegaanka Tukaraq.
The articles started off word for word as the same as your post but end on different notes.Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe, gaar ahaana Aqalka Madaxooyada ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay shir deg deg ah oo ay yeesheen guddiga Amniga ee Puntland, kaas oo ay tahay kulankiisii labaad oo loga hadlayo duulaanka maamulka Somaliland.
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey shirkan, waxaana madasha joogay inta badan Saraakiisha ciidamada Difaaca, loogana hadlay arrimaha Dagaalada Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland
Some of them being on the ground medics and military ambulances, ammunition to last for months, and military food to last months as well.taliyaasha ciidamada ayaa soo jeediyey fikrado ay ka mid yihiin in la dhameystiro baahiyaha ay soo gudbiyeen oo la'aantood aan la qaadi karin talaabo dib loogu xoreynayo deegaanada gobolka Sool