Asluub badanay

Status
Not open for further replies.
Intaan umanaa abidkay abidkay adoo kale uunkaan kuman aragee
Asluub badanay amaan badanay sidii ubaxii udgoon badanay
Waxaan Edilay ku uun bixi laa ku uun bixi laa. Anoo Edilay aroos kula galay. Adigoo oridayda noqdoo ubad dhala.

:it0tdo8:;)
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
****Googles the song****

Hmmmmmm




Nice beat.




:obama:



tumblr_inline_nrrt3zMqgS1tplwlk_500.gif
 
Status
Not open for further replies.
Top