Dawlada Somalia waxa ay gashay dadaalo wax ku oola dhanka arimaha dibada iyo diblomaasiyada oo ay iskaga caabinayso damaca Itoobiya ee ku aadan xeebaha somalida.
Waxa dhaman ka maqna qorshe gudaha ah iyo in laga qayb galiyo dadka reer Awdal oo ah cida u horaysa ee hor tagan MOU.
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.