The Midlands
VIP
Yaasiin fareey oo ceeldheer ka soo cararey Cadale uu joogaa
Akhyaarey marabo inaan cidaan ku taag taagsado intaan ka badan laakin hanaloo qiro inaan isku dhaween oon Hirshbelle uga badanahay, ka xoog badanahay ayagoo hubkii qaranka dhan heesta ee magaca Somalia lagu bixiyay
Maalintii ay soo galayeen adan yabaal ayaana sheegnay waxba maysan qaban waxay soo mareen xuduudeena with ceelbaraf ilaa Ceel cali axmed oo budbud ku dhaqan oon u qabanay inteysan imaan. This safe zone anagaa ilaalina.
Xawaadle min matabaan ilaa iji xuduudeena with HG, Murusade iyo Abgaal taako kama heesato khawaarijta waa maxay sababta Al Shabaab beelahaan kale uga adagtahay waliba beeshii wax walbe la isigu geeyay ee abgaal? 15 wiil oo Xawaadle ah ayaa ku lumay Cowsweyne oo la la yahay kuwa kale waxay soo galeen moqokori laba maalin kadib ciidamada dhintay biyamaal aa u badnaa somaliwayn waaye taliyaasha aa ayaga la siiyaa faan faan iyo igu sawir oon real generals aheen
Waxaa iiga daran dadkii sanad ku dhawaad Al khawaarijta laga saarey caawa dhiigooda waa la xalaaleystey waxaa ka socda qax wayn galcad iyo ceeldheer iyo masagawaa sidee hadhoow dad ku helee ciidanka la shaqeeya hadaad ka soo carareysid? Fuleygii Yaaasiin Fareey ee dhihi jiray Xawaadle waa naga dacaayad badan yihiin ee nagama qatarsana cadale ayuu kabo la aan ku soo galay xataa waa istaagi waayey nuurdugle
Aniga suaasheeyda waxa waaye Abgaal miyaa wax noo dhaw ah ragii garta goonjiray soo gala soo anaga ma ilaalino dadkaas aa raba inay Hirshabelle hogaamiyaan oo wax walbe qaataan ka waran?
Ceelbuur waxaan maqlayaa in Saraakiishii loo diri rabo helicopter lagu soo qaado ciidankana laga tagi rabo ilaahoow badbaadi
Waa been wararka sheegay the missing shaahmacaba ay ka caroodeen nimankaan waa fulayaal cawswayne iyo budbud ay ka naxeen marka militiadii waceysle ayaa carartey labo guuto oo la joogtayna waa ka soo tagtey markii la cidleeyay
Gabdha ka carey ceeldheer oo wali duurka ku jira

Last edited: