Muranka kuraasta Aqalka Sare oo heshiis laga gaaray
Guddiga Diyaarinta Dhamaystirka Hanaanka Doorashooyinka Qaranka ayaa soo gabayabeeyay shaqadii loo direy. Guddigan ayaa loo direy in ay ka soo talo bixiyaan afar xeer kuwaas oo kala ahaa.
Kordhinta tirada kuraasta Aqalka sare ayaa u baahnaan doonta in dastuurka aan weli aftida dadweyne lagu asnixin wax laga beddelo.
Qodobada kale ee ay soo jeediyeen waxaa kamid ah in Kuraasta Somaliland ama gobolada Waqooyi lagu doorto mar kale magaalada Muqdisho.
Sanadkii 2016 ayaa Dowladda Xasan Sheekh hor istaagtey in Aqalka sare kuraastiisa lagu qaybsado 18 gobol, taas oo gobolkastaa heli lahaa saddex Xildhibaan, waxaana beddelkeedi lagu qaybiyey Dowlad goboleed. Gobolka Banaadir ma ahan Dowlad goboleed.
Horseed Media

- Iswaafajinta Xildhibaanka iyo deegaanka laga soo dooranayo
- Xildhibaanada Somaliland ka imaanaya
- Qoondada haweenka
- iyo metelaada gobolka Banaadir