SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
May 23 (Jowhar)— Madaxda idaacadda iyo telefeshinka BBC-da ayaa go’aan ku gaaray in maamulka Somaliland ugu yeeraan “Jamahuuriyadda iskeed madax-bannaanida ugu dhawaaqday”, arrinkaas oo ka careysiiyay shacabka iyo maamuka Somaliland.
Dhaqan galka era-bixintan ayaa waxaa lagu soo beegay maalinta gooni isu taagga Somaliland ee 18-ka May.
Arrintan ayaa imaanaya, iyadoo BBC-da iyo Somaliland ay gaareen is fahan ku saabsan arrimo soo kale dhex gelay oo hakad geliyay howlaha BBCda ee xafiiska Hargeysa,
Balse khilaafkan cusub ee dhaliyay eray-bixintaan ayaa keeni kara in mar kale ay xiisaddu iska isku shareerto.
Xeerka cusub ee tifaftirka BBC-da ayaa bisha May lagu kordhiyay erey-bixinta cusub ee “self-declared republic of Somaliland” oo lagu turjumay afafka ay BBC-da ku hadasho, iyada oo la hergeliyay isla bishaas markii la faafiyay.
I like this one more than maamulka. Iskeed
Beesha Dhexe iskeed madaxbanaanida ugu dhawaaqday is more correct.