Bosaso Airport The Largest In Somalia

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Ayraboorka Boosaaso Balaciisu waa 60 m, Muqdisho 38m, Berbera 40m
December 28, 2015 | Filed under: Wararka | Posted by: admin

Ayraboorka Boosaaso ayaa noqonaya Ayraboorka ugu ballaca wayn madaarada ku yaala Sooomaaliya
Balaca Airport Bosaso waa 45mts, iyo 7.5 m labada dhan taasoo isku dar ka dhigaysa 60 m Halka madaarka Xamar balaciisu yahay 38 m kan Berberana yahay 40mts, jigjiga 45m, Hargeysa 40 m.
Madaarka Bosaso wuxuu leeyahay wadadii aymari lahayeen gadiidka gurmadka deg dega.
Halka Airportka Xamar hal wado laga soo dago lagana kaco, kan Bosaso waa kala labo degida iyo kicida.
 
Status
Not open for further replies.
Top