Breaking 'Caano ka dhan' clan militia incorporated by Gaas relieved in Tukaraq enter Gaalkacyo

Status
Not open for further replies.
'Caano ka dhan' clan militia from clans hailing from Ciid Mudug and DDS in Ethiopia recently 'incorporated' into Puntland army by Gaas and part of the tribal militias which fought in Tukaraq today left and were seeing entering Gaalkacyo.
 
What do you thing about subclan militia who were in frontline for many months and engaged in hostilities doing policing work in the town of Gaalkacyo.

On top they are clan militias assembled to fight in Tukaraq and not even profession soldiers.
 
PUNTLAND OO CIIDAMA GELISAY MAGAALADA GAALKACYO

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo laga keenay dhinaca gobolka Sool.

Cutubyo ka tirsan guutada lagu magacaabo “Caana-ka’dhan” ee ciidamada Daraawiishta Puntland oo ka soo baxay degaanka Bixin ee gobolka Sool ayaa saaka gaadhay xaafado kamid ah waqooyiga Gaalkacyo sida ay sheegeen suxufiyiin ku sugan magaalada.

Dowladda Puntland ayaa la sheegay in ay ciidanka ku amartay in ay hawlgallo culus ka bilaaban Gaalkacyo si loo soo celiyo amniga oo todobaadyadii u dambeeyay sii xumaanayey.

Sarkaal ka tirsan ciidanka halkaa la geeyay ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay in qorshuhu yahay soo celinta iyo sugidda amniga oo uu sheegay in haatan aan booliis wax ka qaban karin.

Ciidamada Gaalkacyo la geeyay ayaa ka soo dagaallamay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo horraantii 2018 dagaallo qaraar ku dhex mareen ciidamada Puntland iyo Somaliland

PUNTLAND POST
 
Libaax why bring that subclans name.

That subclan was always part and parcel and renowned in the army I don't know why you need to mention them specifically.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top