Breaking News PL completely takes over Baraxley

Status
Not open for further replies.

Figo

|Garowe|Jalam|Galkacyo|
VIP
War Deg Deg ah– Ciidamka Puntland oo gabi ahaan la wareegay Xaafada Baraxley
Kadib markii Maleeshiyo ay rasaas kasoo rideen Gudaha Xaafada Baraxley ayaa Ciidanku waxay gudaha u galeen Xaafada waxayna gabi ahaan la wareegeen Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo.
Ciidanku waxay hada ku sugan yihiin gudaha Xaafada Baraxley, Halka Ciidanka qaybtiisa badana ay difaac ka galeen meel koonfurta Gaalkacyo uga aadan oo 5 kn jirta Magaalada.
Gabi ahaan Gaalkacyo waxaa hada amaankeeda Gacanta ku haya Ciidanka Daraawiishta Puntland.
Ciidanku way ka gaabsadeen iney baahiyaan khasaaraha labada dhinacba lakiin sida Puntlandi wararka ku helayo ciidanka waxaa ka dhintay Sadex Askari.
Shacabka labada dhinac khasaarohoodu wuu kooban yahay ilaa hada, Howlgalkaan dambe ee Ciidanku kula wareegeen Baraxley wax wara lagama hayo khasaaraha shacabka intuu gaarsiisan yahay.
Puntlandi.com
Gaalkacyo

Nin gardaran ma guulaysto waligiis. About time these moryaans were put in there place. obamadatazz
 

Duchess

HRH Duchess of Puntland, The Viscount of Garoowe
VIP
Insha Allah, I hope people can return to their homes and go about their business again.
 
siilaanyolaughsiilaanyolaugh

Xaafada Garsoor
612.jpg


Puntland technical burning in Garsoor
514.jpg



:cryinglaughsmiley::cryinglaughsmiley:
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Instead of fanning the flames wouldn't it be wise to speak words that brings the hearts & minds of Somalis together.

We are in the process of federalising Somalia so skirmishes are bound to erupt due to disputes over territory. What's needed now is perseverance, fairness in order to reach were we want to be which is a untied Somalia.
 
Status
Not open for further replies.
Top