Oscar
Het beste uitzicht
These Gaajo troops get hungry every few months without pay and raid Fat gaas who is broke to pay them.
War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray Magaalada Garowe ayaa waxaa ay sheegaya in Ciidamo hubeysan ay l awareegeen Xarunta Wasaarada Maaliyada iyo Xarunta Baarlamaanka Maamulka Puntland.
Ciidamada ayaa la sheegay in ay yihiin kuwo aad u hubesyan oo wata gaadiid dagaal waxaana ay gebi ahaan gacanta ku dhigeen Labadaasi xarun ee kala ah Xarunta Golaha Baarlamaanka iyo Wasaarada Maaliyada.
Wararku waxaa ay intaas ku darayaan in ay ciidankan la wareegay xarumahan ay ka cabanayaan Mushahar la,aan waxana la sheegaya in aysan helin wax mushahar ah mudo ku dhow 7 bil.
Maamulka Cabdiwali Gaas ayaa ku guuldareystay in uu siiyo shaqaalaha iyo cidamada mushaharkii ay xaqa u lahaayen,waxaana ay xukuumada Gaas u muuqataa mid qarka u saaran fashil iyo burbur in ay kala daadato.
Www.horufadhi.com