Nomad2054
There is nothing permanent except change.
Buug Uu Qoray Madaxweyne Farmaajo waxaa Lagu Xusay In Beesha reer Sheekh isxaaq La shaqaysan Jireen Gumaystihii Ingiriiska.
Madaxweyne Farmaajo waxa uu ku sheegay Buugiisa Beelaha Mudulood iyo isaaq isamadooda inay ahaayeen kuwa dhaqaale ahaan iyo cilmi ahaan ay ka dhiseen Gumnaystihii Ingiriiska iyoTalyaaniga, isaga oo farta ku fiiqay in beelahaas oo dhan waxbarasho iyo deegaan loogu qaadi jiray London iyo Talyaaniga, halka ay ciidan badan u Qoreen Gumaystihii .
Dhanka kale Beesha Daarood iyo Sayid Maxamed Cabdille Xasan ay ahaayeen kuwa dagaal kula jiray Gumaystihii ingiriiska iyo Talyaaniga si ay dalka uga Xoreeyaan.
Buugaas waxa ku Qora waa Xaqiiq Taariikhda Sooyaalka marka la fiirsho, Xiligii gumaysta dalka Joogay Gobalada Waqooyi Ragii Gumaystaha kaba qaadka u ahaa ee Tolkooda oo dhan Hoos geeyay waxaa kamid ahaa Suldaan Cabdiraxmaan Diiriye saad sawika ka arkaysid uu gumaystihii ingiriiska bilad sharaf siiyay.
Waxaa kaloo kuu Cadeynayaa Inay Hogaamiyaasha Beesha Daarood iyo Sayidkii ay dagaal kula jiree Gumaystihii Sheekadii Caan baxday ee Ugaas Maxamuud Dhoore iyo Talyaamiga Dhex martay.
Ugaas Maxamuud Dhoore oo u dhashay Beesha Mareexaan iyo sarkaal Talyaani ah oo mas'uul looga dhigay degaanka waqooyiga Jubba bilowgii sannadihii 1920-aadkii, Sarkaalku mar uu damcay in uu tiriyo geela beelaha Mareexaan ee ku dhaqan gobolka Gedo, ugaaska ayaa ka diiday oo ku yiri : " Geela Mareexaan oo aad tirokoobtaa waxaa kaa xiga xusulkaaga oo aad leeftaa ".
Sarkaalka oo aanan dareensanayn in xusulka aanan la leefi karin ayaa isku dayay in uu xusulkiisii leefo, markuu carrabka la gaari waayay ayuu ugaaskii la hadlay oo uu ku yiri :
" Haddii aan cududda jebiyo, markaas carrabka waan la gaarayaa xusulka ".
Ugaaskii : " Taas macnaheeda sow ma ahan in dhibaato faraha lala galo ".
Sarkaalkii : " Haa ".
Ugaaskii : " Dhibaatadaas ayaa kaa xigta geelayaga oo aad tirisaa ".
Beelihii Mareexaan waxay ku shireen meel la yiraahdo Yaaq, halkaas oo ay ku guddoonsadeen in ay muddo 24 saacadood ah ay geelooda ka tallaabiyaan xuduudda, Dagaalna isku Diyaariyeen Dhacdadaas waxaa loo yaqaan Seero Goys. Talyaanigii wuxuu la yaabay Gumaysi Niceybka Issimada Daarood iyo sida fudud oo ay isu ururiyeen iyo degdegta ay go'aanka ku fuliyeen.