SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
September 24 (Jowhar)— Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Safiir ka wakiil ah Puntland u magacaabay dalka Itoobiya, taasoo dad badan layaab ku noqotay.
Warqad magacaabida oo shalay ka soo baxday Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in Xeer Madaxweyne lagu magacaabay Sureer Abshir Muuse oo noqon doonta Safiirka dowladda Puntland u joogta Itoobiya sida lagu yiri qoraalka.
Arrintan ayaa ah mid ka hor imaaneysa diblomaasiyada caalamiga ah in Maamul goboleed ka mid ah dowladda Federaalka in Safiir u magacaabo dal kale sidii dowlad oo kale.
I always hated the cancerous clan federalism( agenda of Ethiopia). Now it becomes clear to people.