Bohol
VIP
Daawo Goobo taariikhi ah oo laga helay buurta Cabaydh ee degmada Ceerigaabo oo dad shicib ah gacanta ugu jirta iyo ka war hayn laanta wasaarada dalxiiska iyo dhaqanka Somaliland
Writen by Qaran News
Ceerigaabo,(Qaran-news)-Waxa dhwaan dadka deegaanka ee buurta Cabydh oo ka tirsan degmada Ceerigaabo laga helay godod waaweyn oo ay qaarkood ku xardhanyihiin far aan la aqoonsan oo la istcimaali jiray kumaan kun oo sanadood iyo sawiro la mid ah kuwa laga helay Laasgeel ee degmada Dacarbudhuq ee gobolka Maroodijeex ee Hargeysa, tariikhdani la helay ayaanay wax lug ah ku lahayn wasaarada dalxiisa iyo dhaqanka ee Somaliland oo aan si fiican uga hawl galin gobolka Sanaag siiba aagani hada laga helay goobahan taariikhiga ah oo uu si fiican uga shaqeeyo maaamulka xukumadda Somaliland hase ahaatee la dayacay oo wasaarada dalxiisku ay daycday.
Gobolka Sanaag ayaa ay ku duuganyihiin taariikho fac weyn oo ciidaasi ka badan in kasta oo ay goobha qaarkood wasaarada dalxiiska ay u diwaan gashanyihiin hadana goobahaasi ma helaan wax daryeel ah oo lagu xafidaayo, goobtani dhawaan la helay ee ku taala buurta Cabaydhina waxa ay xiligani gacanta ugu jirtaa dadka deegaanka oo ilaaliya wasaarada iyo guud ahaan xukumadda Somaliland wax war ah kama hayso
Hadaba halkani hoose ka daawo sawirada qaar ay shabakada qarannews.com, idiinka soo gudbisay xagaasi
https://qarannews.com/daawo-goobo-t...r-hayn-laanta-wasaarada-dalxiiska-somaliland/