Waxaan layaabaa dadkeen badankooda sababtay isku booriyaan ama encourage garayaan inuu qofkasta ceyr ama low-income qaado. I can understand if the person or family can't live without ceyr they should apply or take it but I just don't understand why some people would push/encourage working families who can support their families to apply for ceyr. Aniga waxaa laygu dhahaa naa doqonyahay orad guur low-income raadso markasta. Aniga waxay ila tahay waa khalad in dadka aan u baahneen ceyr ama low-income saas la yeelo.
Waxaan rumaysanahay inay ceyrta dadka curyaamiso (qofku ma shaqayste buu noqodaa) sababtoo ah sifiican qofku ma u shaqaysan karo.
Please dadkeena aan wacyi galino inshaa Allaah. I am tired of gaalada markasta nagu hadal qabsada. Markasta wax dhaco gaaladu waxay dhahaan waa dad aan shaqaysan oo ceyr cuna.
Somali baan ku qoray sababtoo ah ma rabi afaaraha somalida dadka ajnabiga inay ogaadaan. Even though they know so much about us.
Have any of you ever encountered this problem?