Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ahna Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa Golaha Iskaashiga iskugu yeeray shirkoodii Dhamaan Hogaamiyaasha maamul Gobaleedyada.
Shirkaan Deg Deg ah ayaa 03-09-2018 ka furmaya Magaalada Kismaayo oo Jubbaland Xarun ku meel gaar ah u ah
Shirkaan Deg Deg ah ayaa 03-09-2018 ka furmaya Magaalada Kismaayo oo Jubbaland Xarun ku meel gaar ah u ah