Farxad ku Ciida
πππππππ VIP Apr 21, 2023 #2 Ciid wanaagsan, iyo sannado badan oo san oo suuban sannadka kiisa kale idan Alle.
Hodan from HR Just smile and wave Staff Member Apr 23, 2023 #6 Ciid wanagsan oo wacaaaan Ilaahi hanaga wada aqbal sonkena iyo salaada