Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Korneyl Barre Aadan Shire (barre Hiiraale) ayaa maanta ku kulmay magaalada Muqdisho. Si dhab ah looma oga waxa ay ka wada hadkeen labadan masuul, hase ahaatee waxaa loo badinayaa in kulankoodu la xiriiro arimaha dib u heshiisiinta.
Jubaland ayaa waxay ka mid tahay meelaha sida dhabta ah looga wado barnaamijka dib u heshiisiinta, halka deegaanada qaar aan waqti sidaas ah lagu bixinin, sida deegaanada maamullada Koonfurgalbeed iyo Galmudug. Madaxweyne Xassan ayaa socodkiisi ugu dambeeyay ee Jubaland Kismaayo ka sheegay in Jubaland ay tahay deeganka keliya ee ay soomaalida wada degto asaga oo sheegay in Maamulada Puntland, Galmudug iyo Koonfur-galbeed in aysan ka jirin cabasho la mid ah tan Jubaland
Im glad Madoobe is extending his hand to Mujahid Hiiraale?
Wheres Patriot? I thought u said Mudug Marehan are irrelevant? According to the new heshiis Hiiraale may take part in the next elections