Col Caare Officer - I am Coming 4 Hargeisa

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
caarre-iyo-biixi.jpg

Muqdisho (Caasimada Online) – Sarkaalkii dhawaan ka goostay Somaliland Siciid Cawil Jaamac oo loo yaqaano Korneel Caare, ayaa ku hanjabay inuu dhawaan weerari doono magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

Isaga oo warbaahinta la hadlayay ayuu sheegay in weerarka uu ku qaadayo magaalada Hargeysa inuu ku beegsan doono masuuliyiinta maamulka Somaliland gaar ahaan golaha wasiirada.

Korneyl Caare, ayaa sheegay inay garanayaan seddexda meelood ee laga weeraro magaalada Hargeysa, isaga oo sheegay in ciidamo taabacsan jabhadiisa inay ku sugan yihiin bartamaha magaalada Hargeysa.

Sarkaalkaas ayaa la aaminsan yahay inay Puntland taageersan tahay, waxaana markii uu ka goostay Somaliland uu fariisin ka sameystay Magaalada Qarsho duleedkeeda, iyada oo ay siweyn u soo dhaweeyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland.

“Maska madaxa ayaa laga dilaa, waan weerareynaa magaalada Hargeysa waxaana beegsan doonaa dadka masuuliyiinta ah ee duminaya qaranka, jabhaddu ciidamadeeda meelo badan ayay joogaan”ayuu yiri Korneyl Caare.

Somaliland oo nabad aheyd 20 kii sano ee ugu dambeeyay ayaa hadda dareemeysa cid ku carqaladeyn karta amaanka magaalooyinka, haddii aan xal laga gaarin saraakiisha careysan ee kagoostay Somaliland.]
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Caasimada reported this, notice how they love to throw Puntland into everything. We are helping this man because we share the same vision. We want peace in the region between SL/PL and that isn't possible with 'jeegaan' because their policy is 'colonial borders' which interferes with PL stability. There isn't anything else into it. We don't seek to 'destroy' hargeisa or somaliland, we seek a change of power nothing else, we are not 'moryan' like 'aideed' who loved 'blood', we operate vastly different to his method. We know what hargeisa needs. It has been assessed. It was founded on guns soo ma aha ayaa la yiri, hadee niin qori ku dhismay ma fahmayo nabad iyo wada hadal ee wuxu fahmaya wa isla qorigasi.

Caare said that recently also, because it's true. Jabhad hadad tahay, waxaa ku turi doono jabhad kale akhirki, it's just logical reasoning. When jeegaan is removed, SL will be built properly without any disturbance to their 'recognition' project. Just a change of guards and change of policy direction. We will make caare be like the hero to free somaliland from jeegaan oppression that is the image we want from Caare by eliminating the thugs in government and military circle and 'business men' helping.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
SL will be built properly this time. Because when the majority clan is ruling, they will ensure to protect minority rights habar awal/habar jeclo. The nation will stabilize as a whole and your recognition will continue without hindrance so it's not a political matter sxb so you can't switch it around and make it 'caare' waa somalia ha loo midoobo, waa laga fekeray taa adeer. Caare mashrucasi lama soo socode, wuxu la soo socoda mashruca dib uu xoraynta somaliland oo jeegaanta afduubteen oo somaliland qalalase gudahisa iyo banankisa ka samaynayo. He is like the super hero who is gonna save somaliland from jeegaan ileen 'landheeruhu' wuu ka naxa dhulkisa, waxaan ka nixin waa dadki minorityga ileen iyagu kuma 'badane' dalka khasaaro wayn ma gaadhayso dee
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
It's all set boys. If he touches HY, dagaalka wuxu uu rogmaya jeegaan iyo hy oo caarae loo soo gali doono ileen ma badelin siyasada somaliland, wuxu badelaya dawlada keliya iyo ceebta iyo gunnimada sida loo qaybsaday mandiqadasi oo meelaha ugu muhimsana sida dekedi, casimadi, xilalki, ilo dhaqaalihi oo berbera iyo jidkasi ethiopia lagu soo koobay, wada tashigi, iyo arimo badan, wax yaalo badan baanu sixi doona marku caare dawladasi la wareego oo ay somaliland uu eekato meel somalilanderku wada lee yihin oo aysan uu eekan meel habar awal ku futo waynato iyo habar yonis ku dhinto mar walbo. Dhimasho mooye maxaa kale ayaa ka soo kordhay somaliland habar yonis, NIL. Just body bags waxana keenayso minority marki xilka loo dhiibo ma naxo ileen isagu kuma dhimanayo meeshu waa dad yar oo kooban ma garatay.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
reer burco ayaa uu dagalamay somaliland sxb, that's why ugaas marehan went there, they never fled their town and stood still and fought hard, these sacad muse are nothing and just es good for singing and dirac and stuff like that and were in harshin camps. They are not known in any battle in history, which is self-explanatory they know it's not their strength but they are good talkers i give them that and they know how to use isaaq card well to keep HY busy on dying kkkk
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Look at the cries from the true elders of habar awal. They know their base, the clan elders, mashruci koonfurta way soo xirantay, which doesn't change anything even if you get aqoonsi HY will still fight u tommorow, so their not stupid and your trying to distract them on nonsense and have an agenda to wipe them out in wars while u grow taking capital, port, trade routes, govt, and disarming all clans in opposition. Sheekadu waa soo xirantay, hadu oday khayr yahay ma eegeen dadkisa dad kale xasuuqayo in the 90s as my father said, dhaqanki ayay ka dhinteen iyagi iyo hawiyuhu laga reebo dhinaca erigavo iyo sanaag people. The rest are useless most of them sxb also no different to hawiye.

91 kadib uun bala hisaabtami walle waxana keenayso according to my father markas bay qabiladu gacanta ku dhigeen qabiilkooda iyo waxaa la cabiraya waxay ahayeen lakin before that dawlad ba jiray. They are wasting their time sxb waxay is lee yihin waqtiga ha si socodo so we all forget but people have families who sit down and give 'dardaran' about the future and what the past happened and newspaper articles all saved in boxes.

You should always listen to the older generation as they pass on wisdom so u dont make their mistakes. But their will be hell to pay in any dib uu heeeshin, because dib uu heeshin ma dhici karo illa inkirayo wixi dhacay.

 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Top