Curiskii ku guuleystay kaalinta koowaad ee Tartan-curiseedka Aw Jaamac ee Taariikhda. Cabdikariin Xuseen
Hordhac
Taariikhdu waa daraaseynta tagtadii si taaganta loo qiimeeyo timaaddadana loo oddoroso tabaabushena loogu yeesho. Taraariikhda Soomaalida in badan oo ka mid ahi, waxa ay ku luntay keydin laβaan, inaha badbaadayna waxa ay ku badbaadeen gacmo shisheeye. Dhacdooyinka taariikheed ee sida aad ka ah wax looga qoray shisheeye iyo sokeeya ba waxa ka mid ah, tariikhda Sayid Maxamed C. Xasan iyo Daraawiishta. Sooyaalka daraawiishta waxa muunad gaar ah u yeelay isagoo ah, iska-caabbintii ugu tunka weynayd ugu na muddo dheerayd ee gumaysiga lagaga hor yimaaddo. dadka wax ka qoray daraawiishtu waa saddex kooxood:
www.garanuug.com

Daraawiishta: Milicsi Taariikheed
Curiskii ku guuleystay kaalinta koowaad ee Tartan-curiseedka Aw Jaamac ee Taariikhda. Hordha...