December 3rd 2009 - Xasuuqii Hotel Shaamow

Status
Not open for further replies.
Maanta oo ah 3da bisha December waxay ku beegan tahay sanad guuradii 7aad ee ka soo wareegtay dhacdii waxyeelada badneyd ee ka dhalatay Qaraxii Hotel Shaamow oo lala beegsaday ubaxii dalka uso bixi laha.


Waa maalin aan waynay macalimiin, dhaqatiir, walidiin, arday iyo dad kale oo badan
qaraxii-Shaamow.jpg

qarax-ka-dhacay-muqdisho-3-12-2009-8.jpg






Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay qaraxaa

Waxa dhibka wadana Alla ha inaga qabto
Amiin




 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top