Dhulos warns Maamulka Dirland in Hargeisa

Status
Not open for further replies.
Khamiis, December 17, 2015 (HOL) — dibadbax ballaaran oo si iskood ay soo abaabuleen shacabka ku dhaqan degmadda Xuddun ee gobolka Sool ayaa ujeedkiisu ahaa sidii indhaha Beesha Caalamka iyo bulshada Soomaaliyeedba loogu soo jeedin lahaa shirkadda DNO ee laga leeyahay dalka Norway dhawaanahan duulimaadyo la xiriira sahaminta macdanta iyo shidaalka ah kawaday qaybo ka tirsan Dooxada Nugaaleed, gaar ahaan Block 18-aad oo koobaya deegaano hoosyimaada degmada Xuddun iyo qaybo ka tirsan degmada Taleex.


Qaybaha kala duwan ee bulshada iyo ardayda wax ka barata dugsiyada ku yaalla degmadda Xuddun ayaa isugu soo baxay fagaaraha Dugsiga hoose ee Xuddun; iyagoo wata boodhadh ay ku qoran yihiin erayo liddi ku ah shirkadda DNO iyo wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland.

Ergayada ku qoran boorarka ay dibadbaxyaashu wateen ayaa waxaa ka mid ah; ‘DNO waa burcada kheyraadka Somalia’, ‘Somaliland ma haysato sharciyaddii ay ku maamuli lahayd kheyraadka dalkayaga’ iyo kuwo la mid ah; kuwaasoo ahaa kuwo ay ku cabirayeen fikra-dahooda.

Jaamac Ismaaciil oo ka mid ah waxgaradka Xuddun ayaa ku cambaareeyay Somaliland in uu qaaday tallaabooyin halis ku ah amniga guud ee degmadooda, wuxuuna ku tilmaamay xukuumadda Somaliland mid ku kacaysa dhaqamo burcadnimo ah oo lagu boobayo khey-raadka shacabka soomaaliyeed ka dhexeeya.

Sidoo kale, Bashhir Axmed Xayir oo isna ka mid ahaa waxgaradkii ka qayb-qaatay dibad-baxa ayaa ka digay dagaal cawaaqib-xumo keena oo ka dhaca deegaankooda. Isagoo yiri. "Waxaanu mas’uuliyadda wixii colaad iyo dagaal ah ee ay keento shirkadda DNO dusha u ridanaya maamulka Hargeysa, waxaanan u sheegaynaa inaanu naf iyo maalba u hurayno difaaca hantida iyo kheyraadka dalkayga oo ay wada leedahay ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.”

Ugu dambeyn, bannaanbaxan oo u dhacay si nabad ah ayaa lagu tilmaamay in uu yahay kii ugu weynaa ee ka dhaca degmada Xuddun ee gobolka Sool inta la ogyahay taariikhda.





The Imam's advise: ambush DNO workers and the Dir militia , kill some as an statement and kep others as prisoners.

If hawiye lived in sool sanaag and cayn, the dir isaaq would never have the balls to do that. SSC would be no-go zone for idoor militias :D
 
Last edited:
S

SOMACOON

Guest
Khaatumo ha noolato
Rag tag dhalay weye.
Qalbigeygu ayay ku talaalanyihiin walaalaheygu :lawd:
Eebe ha garab istaago, iyogoo nool lama dhici karo
 

Freebandz

MONEY TEAM
1. The so called sl troops aren't isaaq but dhulos sell outs isaaq soldiers rarely ever face us if they do usually lose ex buhoodle
now the.
2. Vast majority of xudun and taleh aren't controlled by sl but by local militia
the area in question has never been in isaaqland hands.
they came on helicopter at night to a village in west xudun but fled ones the residents found out.
3. Sorry to burst op bubble but the area isaaqland controls in dhulos territory is place where hg ayr sub clan called fiqishini live with jamac siyaad sell outs
the jamac siyaad trash are isaaq foot soldiers and are majority of the areas in North west las anod district :vanlf9a:
 
S

SOMACOON

Guest
Lool if words could kill, dhulos and ilkoyars would be stronger than the US army :mjlol:
What does Sade have to do with this topic sxb? Last I checked Mareehan was the Qabil kaaneesiyay, "Soomali ma ihi"
This clan has raped you so hard ilaa hada ictiraaf iyo cuqdad ayad Ku nooshihiin.
My personal NGO is perhaps more realistic than your statehood.
Hormar waa wada jir, you've got nations forming NATO and unties and you seek separation.
Ka kac hurdada
 

SuldaanMethylamine

Scheming from Salaxley
tumblr_lmqrtd4sg91qih3jj.gif
:ulachen001::ulachen001::ulachen001:
 
Status
Not open for further replies.
Top