Disaster for Abiy in Amhara

Breaking
🚨
: Dawlada Itoobiya ayaa Kilinka Axmaarada u daabushay 3 guuto oo Ciidanka lugta ee ENDF iyo Guutada Taangiyada ee fadhigoodu ahaa kilinka Benishangul ka dib markii Ciidankii badnaa Ee gobolkaas Amharada joogay ay soo gaareen bishii September khasaaro aad u wayn Dhimasho 2 kun askari gaaraysa iyo dhaawac 6 kun sidoo kale maxaabiis badan laga qabtay.

 

Trending

Top