Duduble (Maxamuud Hiraab) and Dudub(Gadabuursi) are brothers

Status
Not open for further replies.

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
Beesha maxamuud hiraab (duduble) iyo beesha dudub samaroon oo kulan ku yeeshay muqdisho.

Beesha Maxamuud Hiraab (Duduble) ayaa qaabishay mid ka mid ah Beelaha Gadabuursi oo lagu Magacaabo Dudub oo ay sheegeen in ay wada dhasheen, kulankaas oo ahaa mid wada tashi ah waxaa ka soo qayb galay Xildhibaano. Nabadoono. Salaadiin, waxgarad, Haween iyo Dhalinyaro ka soo jeeda labada Beel.

Ugu horeyn hadal soo dhaweyn ah waxaa kulanka ku furay Ex. Xildhibaan Axmed Diiriye Maxamed oo sheegay in Beesha Duduble ay diyaar u tahay iney wax la qaybsato walaalahooda Dudub.

Mr Diiriye waxa kale oo uu sheegay iney mudo dheer baadi goob ugu jireen Beesha ay walaalaha yihiin ee Dudub oo in mudo ah ka tirsanayd Beesha Gadabuursi, lakiin waa ilaahay mahadiis ayuu yiri haday maanta wada tashanayaan oo ay wada fadhiyaan.

waxa kle oo goobta ka hadlay Nabadoonka guud ee Beesha Maxamuud Hiraab oo sheegay in ay diyaar u yihiin in walaalahooda ku soo dhaweyaan deeganka Duduble dego maadaama mudo la kala maqnaa.

“maanta laga bilaabato waxaan idinku soo dhaweynaynaa
Deegaanka Dooxo duduble oo ah deegaan weyn oo nawada deeqa, mana jiro hada iyo wixii k danbeeya deegaan aan kala leenahay”.
Intaa ka dib waxaa hadalka qaatay Suldanka Beesha Dudub, Suldaan Diiriye Geele Cali, soo dhowayn iyo is marxabyn ka dib waxa uuna yiri.

“Walaalaheena Duduble oo aan maanta is helnay waxaan ku soo dhowaynaynaa Deegaanadeena Boorama iyo Jabuuti, weligey waxaan ku haminayey in aan mar uun dib isu helno hadii Alle idmana waan idinla soo degi donaa”

Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo xaflada ka hadlay ayaa dhiniciisa yiri.

Waxaan mar walba u taaganahay midnimada labada beel Dudub iyo Duduble, Samaroon waad ka tirsan tihiin laakiin sida saxda ah waxaan nahay dad wada dhashay
dudubow taas ogaada sidaad noo soo raadiseen ayaan anagana idiin raadinaynay, guushaana waxaa leh Suldaanka Beesha Duduble Suldaan Cabdi Qube Qaasin Fareey oo arintan ka shaqeeyey”

Waxa kale oo mdasha ka hadlay Xildhibaan Faysal Cumar Guuleed, waxa uuna yiri. “Aaad iyo aad ayaan ugu fraxsanahay in aan maanta kulan wada tashi ah la qaadano walaalaheen Duduble oo aan in badan kala maqnayn, nasiib ayey inoo tahay anigoo Dudub ah inaan wax la wadaagno Beesha Maxamuud Hiraab oo aan walaalo nahay”

Suldaanka Beesha Maxamuud Hiraab Suldan Cabdiqube Qaasin oo khadka telefoonka fadhiga uga qayb galay ayaa amaanay waxgaradka labada Beel waxa uuna ku booriyey iney xoojiyaan midnimadooda.

Labada dhinac waxaa kulanka uga qayb galay.

Dhinaca Duduble.

Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin, Xildhibaan qaali Axmed Diiriye, Ugaas Saciid maxamed Carab, Nabadoon Maxamuud Cali Gaban, Ex. Xildhibaan Axmed Diiriye Maxamed iyo waxgarad kale.

Dhinaca Dudub,

Xildhibaan Faysal Cumar Guuleed., Suldan Diiriye Geele Cali, Suldan Ibraahin Bilaawe, Suldan Abiib maxamed Shiikh, Suldaan Cilmi Buraale, ganacsade Cabdulaahi cabdi Foodcade iyo waxgrad kale.

wJpEyTP.jpg

t2hb4iT.jpg

Always had a feeling there was a connection between Duduble and Dudub.

To the new-found brotherhood. :up:

l2eJdD4.jpg
 
John Michael

Free my girl Jodi!
VIP
The share the same name? Like isa with abgal, Bimal and habargidir sacad/salebaan etc etc etc.

Somali alliances annoy me. There's always something sinister involved. :yloezpe:

They need to make an alliance with isa who are your neighbours instead of a random hawiye tribe in the middle of galgaduud.
 
Duduble is not a random clan waa nimanka BLACK HAWK DOWN! They are the uncle of Madarkicis(Habar Gidir) plus they own a lot of businesses.

Meet a Ciise wallahi they are called Waraabe for a reason. Some are cool though.
 
Last edited:

Lol somalis need to fix up and get along with their neighbours. :yloezpe:

Do the isa really scar their faces? The only isa I know are from xamar and the jiboutis I know are
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 
Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
The share the same name? Like isa with abgal, Bimal and habargidir sacad/salebaan etc etc etc.

Somali alliances annoy me. There's always something sinister involved. :yloezpe:

They need to make an alliance with isa who are your neighbours instead of a random hawiye tribe in the middle of galgaduud.

Ciise are cool but their elders and leaders are stubborn and get easily led astray. Yeah they do scar their faces. I was looking for a picture to show you but I couldn't find it. Oh well this one then.
1618635_1396012443991583_1022368898_n.jpg
 
Status
Not open for further replies.
Top