Bohol
VIP
What happened to Berbera port?![Francis :francis: :francis:](/styles/theme/xenforo/faces/francis.png)
June 29, 2018 |
Ra’iisulwasaare Abiy Axmed oo arrintaas ka hadlayana wuxuu sheegay in maalinkaste la soo saari doono 450 foosto oo shidaal qaydhin ah, sannadka u horreeyana la filayo in ay ka faa’iidaan hal bilyan oo doolar.
“Marka ay shaqadu dhamaato ee aan ka dhoofino dekedda Djibouti waxaan qiyaasaynaa in aan sannadkii ka heli doono siddeed bilyan oo doolar” ayuu yidhi Abiy.
http://www.oodweynemedia.com/2018/06/29/waa-naloo-gacan-dhaafay-shidaalkayagii-afhayeenka-onlf/
![Francis :francis: :francis:](/styles/theme/xenforo/faces/francis.png)