The Ethiopian committee was headed by Abiya's security advice, after they heard Somaliland might follow suit and switch their khat improts to Kenya, the Ethiopian PM dispatched this team to focr Dr Keys to sign the old reversed agreement again.
Ethiopia considers Somaliland their sixth Kilin and the dessert state brings half a billion of currency to the Ethiopian government GDP, hence why the Abiya Ahmed advisor flew to Berbera and force the SL FM minister to sign this inside the airport.lol.
"dhanka kale waxa heshiiskaasi Somaliland u saxeexay wasiirka wasaaradda arrimaha dibeda"
Hargaysa (HWN) Dawladdaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa kala saxeexday heshiis ka kooban afar Qodob, kaas oo salka ku haya xal u helista qiima korodhka ku yimid qaadka iyo khudaarta.
Heshiiskan oo lagu kala saxeexday caasimada Somaliland ee Hargeysa, waxa dhinaca Itoobiya ku matelaayay la taliyaha dhanka abniga ee raysal wasaaraha Itoobiya, dhanka kale waxa heshiiskaasi Somaliland u saxeexay wasiirka wasaaradda arrimaha dibeda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud.
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibeda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud ayaa sheegay in qodobada lagu heshiiyay ay kala yihiin.
1 Somaliland Itoobiya waxay aqoonsadeen ahmiyada ay leedahay xidhiidhkii soojireenka ahaa labada dhinac ka dhaxeeyay
2 In maanta oo bishu 7 tahay in qiimihii qaadka khudaarta qiimihii hore loo dejiyay, isla markaana ay ku noqoto sidii hore ee ay ahaan jirtay.
3 In la sameeyo gudi farsamo oo ka hortagta dhibaatooyinkaasi oo kale sameysana daraasad six al loogu helo arrimaha noocaas oo kale ah.
4 Labada dhinac waxa ay ku heshiiyeen in la siiwado heshiisyadii sii loo dhammeeyo kuwii xagga baayac-mushtarka, isu socodka gaadiidka iyo arrinta dekadda Berbera oo ku salaysan heshiisyo hore u dhacay, in halkaasi laga siiwado wada hadaladii.
Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Itoobiya Iyo Somaliland
Nuxurka-Heshiis-Ay-Kala-Saxeexdeen-Itoobiya-Iyo-Somaliland
hadhwanaagnews.ca