Farah Ali Shire Campaign

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Let's be fair and listen, he has a few well known faces in their guys. Cayda naga jojjiya @Reer-Bari is right on that. There is some well known faces in attendance. Ninka aaran jaan ba wato, taas shaki kama jiro sida looga bunbuniyay radiogarowe ayaa kugu filan hadad wax garanaysid weeye. Waana qofka ay uu aad jeclayeen 'aaran jaan' dawladi farole. It's obvious they want a farole loyalist in there the 'issa mahmouds' untill it's their turn kkkk.

Their pitting our 'ancient enemy' against us, jambalka waa aragta si bari loo kala qaybiyo oo 'osman mahmoud' isn't real popular there sxb so all the bari votes go to this guy. Then it's about working each region one by one ssc-makhir-mudug, nugaal is safe for him iyaga watee kkkk.

Waxay ku tala jiran sidan gabi waa langaabyada bari soo wada jiido oo osman mahmoud neceb, ssc iyo makhirna soo jiido, nugaalna waa safe. Mudug-na garacad iyo balaayo uu aqriya.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
My dad watched it, he knows diplomacy sxb he was apart of Somalia old government in diplomatic space. He said niin qaran dhacay shali ama hanti qaran dhacay siiba hawiyaha iyo isaaqa oo weliba habar gedir ugu badan tahay, hadee niin noocasi in qaran iyo mamul loo dhiibto surtagaal ma aha shali ayuuba dhacay mantana muu cafinaya. Ali khalif waa tuug kale mareeray warshadisa dhacay oo 8 milyan ka iibsaday, umar carte was another big one oo dayuradi somalia iibsatay, he is talking about 'big looting' that happened not dukama and guryaha keliya.

He said Puntland is the only place that hasn't done that stuff and love their country too much to loot and sell it in foreign markets of jeddah(carte) and nairobi(galayr), he said that is why all moryans love to go to hargeisa because moryanimadu waaba caadi halka, their all dambiile that's why he said way isfahamayan inaysan somali waxba ka noqon karin ninki shali sida samaye. Look at how beautiful our politics are sxb, we are all still armed, qof hubkisa la taabtay ma jirto, tuuladisa bay uu taala, magaloyinka waa laga sifaye, dastur iyo nidaam si nabad ah ayaa loogu heeshiyay iyo without threats and force and guns baa laysku yimi. Waxaa lagu heeshiyay how will we view somalia iyo waxaa lagu heeshiyay federal (even tho i disagree and believe in separation nowadays) u have to respect the people iyo waxay isku yimadeen, niin ragga saa weeye not grab a gun and force everyone to think like u.

He said that's how u build a government, not go run around and say 'snm iyo xaduud engris and grab a gun' waxasi waa moryanimo and aideed shit wayna uu socon wayde isagu, id00rna wax habar gedir ku fashilmay bay raban inay guul ka keenan. Waste of time
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Koley warsangeli waa la kala jebiye, waxay watan dubays farah ali shire iyo kooxdisa. Khalif Issa mudana reer badhan. SSC ayay arintu lama ogga. Bari wallahi sidan arki, inay uu shubi doonan baan jecel ahay runti farah ali shire.

We can win mudug omar mahmud, nugaal iska cilowa sxb waa la soo xirtay iyagu aaran jaan territory weeye ninkana ayay watan. SSC bay arintu noqonaysa again. Bari filan maayo dashishe, maybe majertenka kale haa. Bari may divide strongly on farah ali shire and khalif issa mudan waana siiday raban aaran jaan in basekeena la jebiyo @Cognitivedissonance oo labo niin loo kala siiyo codka lakin hadu khalif keligi ahan laha wallahi isaga bari codkooda heli laha ileen waa reer bari.

Khalif mudug waa haysata sidan gabo, barina majertenka kale iyo cusman mahmoud waan filaya, hal codna nugaal waa ku gabta waa anaga iyo bahdeena kkkk, arinta waa dhulbahante iyo ninka helo ayaa si toos ah uu guulaysanayo ama wuxu noqonaya mid very close
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
The other possibility is to 'put two reer bari' and make bari split and codkisa noqdo 'khasaaro' markas issa mahmoud la soo keeno for sicid dheere halka ninkasi shababka ali hajina reer mudug soo xirto. 9 votes mudug for ali haji, 5 votes sicid dheere nugaal, barina half and half hadu noqdo codka iyaguna maybe 9 votes each farah ali shire and khalif. It's tight soo ma aragtid? again as all elections it's dhulbahante that decides the winner. It could be possible aaran jaan and ali haji inay codadka isku darsadan kadibna dhulbahante loo tartarmo oo bari laga saaro meesha anything can happen we wont know much till we know where SOOL/cayn is voting. That throws 17 votes in for from all candidates of mudug-nugal-bari. If that 17 goes to nugaal plus their 5 votes issa mahmoud, he will need an alliance from just mudug to sit out bari.
 

Reer-Bari

COMMANDER OF THE PUNTLAND DEFENCE TEAM
walahi im in that video lol. this is like the 2nd time yall posted a video this week with me in it. lol
 

Manafesto

[[Puntland Republic πŸ‡ΈπŸ‡±]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
images





Farah Ali Shire for President
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Koley warsangeli waa la kala jebiye, waxay watan dubays farah ali shire iyo kooxdisa. Khalif Issa mudana reer badhan. SSC ayay arintu lama ogga. Bari wallahi sidan arki, inay uu shubi doonan baan jecel ahay runti farah ali shire.

We can win mudug omar mahmud, nugaal iska cilowa sxb waa la soo xirtay iyagu aaran jaan territory weeye ninkana ayay watan. SSC bay arintu noqonaysa again. Bari filan maayo dashishe, maybe majertenka kale haa. Bari may divide strongly on farah ali shire and khalif issa mudan waana siiday raban aaran jaan in basekeena la jebiyo @Cognitivedissonance oo labo niin loo kala siiyo codka lakin hadu khalif keligi ahan laha wallahi isaga bari codkooda heli laha ileen waa reer bari.

Khalif mudug waa haysata sidan gabo, barina majertenka kale iyo cusman mahmoud waan filaya, hal codna nugaal waa ku gabta waa anaga iyo bahdeena kkkk, arinta waa dhulbahante iyo ninka helo ayaa si toos ah uu guulaysanayo ama wuxu noqonaya mid very close
Boowe ciyaarta walle waa galinka dembe you are forgetting heavy weights like Assad diana iyo cumar cabdirashid cali sharmarke most cismaan maxamud from bari support assad diana (Bah dirooble) while most cismaan maxamud from karkaar support khalif ciise mudan
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top