He talked but he didn't say much.
“Anigoo tixraacaya qoraalkii iga soo gaaray Guddoonka Golaha Shacabka 3-dii bisha May 2017, kaas oo ku saabsanaa heshiiska Berbera, waxaan caddeynayaa qodobadaan:
1) Sida ku cad dastuurka Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed qodobkiisa 7-aad, faqradiisa 2-aad, 4-aad iyo 5-aad, waxaa waajib nagu ah illaalinta madax-banaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
2) Waxaan caddeynayaa in bilowga howlshaas ay ka horreysay 8-dii feberaayo, 2017 -kii. Sidaa awgeed, dowladdu waxay ku howlan tahay sidii ay u heli lahayd xog dhameystiran oo la xiriirta arrintaan.
3) Marka aan helno xog dhameystiran, waxaan la wadaagi doonnaa Golaha Shacabka iyo dhammaan hay’adaha ay khuseyso”
They will set up a commission to examin the deal