Farmaajo to meet Donald Trump.

Status
Not open for further replies.
Kn: Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa sheegey in uu la hadli doono dawladda Maraykanka, arrimo la xiriira xayiraada lagu soo rogey dadka Soomaaliyeed ee u socdaalaya dalkaasi Mareykanka.


Farmaajo ayaa heysta dhalasho dalka Mareykanka ah, wuxuuna durba hambalyo ka heley wasaaradda arrimaha dibada Maraykanka kadib doorashadiisa.

“Waxaan jeclahay in aan kala hadlo dowlada Maraykanka waana isku dayayaa in go’aanka loogaga xanibay dalka Maraykanka dadka Soomaalida ah dib loogaga noqdo maadaama ay Soomaalida Maraykanka ku nool yihiin dad shaqeysta oo wax ku kordhiya wadanka Maraykanka”ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlayay Kooxda Al-Shabaab ayaa ku tilmaamay inay yihiin koox dhib badan ku hayso shacabka Soomaaliyeed. ayna dhibaatadaas la noolaan waayeen.

http://kismaayonews.com/2017/02/10/farmaajo-oo-la-hadli-doona-trump/
 

AceofSom

nx]\\0-9
:drakelaugh: wallahi Somali journalists have no ethics.

Trump has, from what I can remember met only 2 world leaders, the British and the Japanese PMs, what makes you think he will meet the President of Somalia?
 
Status
Not open for further replies.
Top