Wasiir Xamza” wasaarada inaan xafiis u raadiyo waxay igu qaadatay Muddo seddex bilood
Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay wasaaradda marki uu la wareegayey iney lahayn xafiis lagu shaqeeyo. Wasiirka wuxuu …
allbalcad.net
The Somaliland Tiktok queens response to the accusations of her incompetence is the weakest I have seen, akhas this dumb minister needs to put in jail instead.wasiir xamza” wasaarada inaan xafiis u raadiyo waxay igu qaadatay muddo seddex bilood
By
Balcad News
https://www.facebook.com/sharer.php?u=http://allbalcad.net/2021/07/13/wasiir-xamza-wasaarada-inaan-xafiis-u-raadiyo-waxay-igu-qaadatay-muddo-seddex-bilood/
https://twitter.com/intent/tweet?text=Wasiir+Xamza”+wasaarada+inaan++xafiis+u+raadiyo+waxay+igu+qaadatay+Muddo+seddex+bilood&url=http://allbalcad.net/2021/07/13/wasiir-xamza-wasaarada-inaan-xafiis-u-raadiyo-waxay-igu-qaadatay-muddo-seddex-bilood/&via=Allbalcad+Online
https://pinterest.com/pin/create/button/?url=http://allbalcad.net/2021/07/13/wasiir-xamza-wasaarada-inaan-xafiis-u-raadiyo-waxay-igu-qaadatay-muddo-seddex-bilood/&media=http://allbalcad.net/wp-content/uploads/2021/07/222-11.jpg&description=Wasiir+Xamza”+wasaarada+inaan++xafiis+u+raadiyo+waxay+igu+qaadatay+Muddo+seddex+bilood
https://www.somalispot.com/whatsapp://send?text=Wasiir+Xamza”+wasaarada+inaan++xafiis+u+raadiyo+waxay+igu+qaadatay+Muddo+seddex+bilood http://allbalcad.net/2021/07/13/wasiir-xamza-wasaarada-inaan-xafiis-u-raadiyo-waxay-igu-qaadatay-muddo-seddex-bilood/
Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay wasaaradda marki uu la wareegayey iney lahayn xafiis lagu shaqeeyo.
Wasiirka wuxuu sheegay wasaaradda marka uu tagay shaqaalaha wasaaradda sanad iyo bar ilaa iyo laba sano iney fasax ku maqnaanyeen mushaarna qaadanayeen.
Marki aan weydiiyey halka lagu shaqeeyana waxaa la ii sheegay ayuu yiri iney wasaaraddu lahayn xaruun ay ku shaqeyso shirarkana lagu qabto huteellada iyo xaafadaha.
“Muddo seddex bilood waxayigu qaadatay wasaarada inaan dejiyo, xafiis u raadiyo, shaqalaha howlgeliyo si wasaaraddu shaqadeeda ay u qabsato” ayuu yiri wasiirku.
Wasiir Xamza ayaa xilka wasiirnimo loo magacaabay bishii Oktober 2020 isaga oo beddelay wasiiraddi xilka kaga horreysay Khadiijo Maxamed Diiriye.
Last edited: