FGS employees not paid for 9 months

Status
Not open for further replies.

Hassan Garguute Buldanana

Majeertentitis Research Institute
VIP
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan shaqaale ka tirsan dowlada oo aan qaadan wax mushaar ah.

Wasiir Cawad, ayaa sheegay in shaqaalaha aan qaadan mushaarka ay kamid yihiin kuwa ka howlgala safaaradaha Somalia ay ku leedahay caalamka qaarkood.

Waxa uu Wasiir Cawad tilmaamay in mudada ay ogyihiin ilaa iyo hadda ay tahay 9 Bil oo mushaar la’aan ah, taasina ay tahay caqabad heysata dowlada aawgeed.


Sababta aysan shaqaalahaasi 9 Bil u qaadan Mushaarka ayuu sheegay inay tahay in wasaaraddiisa ay ku yartahay qoondada miisaaniyada la siiyay taasna ay keentay in mushaar la’aan ay ku dhacdo shaqaalaha ka shaqeeya safaardaha qaar.


Isagoo sii wata haddalkiisa ayuu Wasiir Cawad intaa ku daray in dhibaatooyinka haysta shaqaalaha safaardaha ay la qabaan shaqaalaha kale ee ka shaqeeya wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya.

“Wax waliba waanu la socnaa balse waxaanu dooneynaa in la muujiyo dulqaad iyo howlkarnimo sida ay hadda wax yihiin waa laga baxaya anaguna dadaal ayaan muujineynaa”

Sidoo kale, Golaha Wasiirada ayaa shalay ansixiyey miisaaniyad sanadeedka 2019-ka taaso 23% ka badan miisaniyadda sanadka sii dhamanaya ee 2018-ka.

Dhinaca kale, hadalka wasiirka arimaha dibadda ayaa waxa uu kusoo adayaa xili Madaxda dowladda ay inta badan sheegaan in shaqaalaha kala duwan ee dowladda la siiyay mushaaroodkooda, waxaana dhibta ugu badan ee mushaar la’aanta ka cawda shaqaalaha Hay’adda NISA iyo Militeriga.




https://horufadhimedia.com/2018/10/...oo-aan-wax-mushahar-ah-qaadan-9-bilood-video/

:cosbyhmm: @Mad Mullah iyo the rest of the cheerleaders soo gala.

This is only foreign affairs employees btw, i wonder how long the poor bastards at home have gone unpaid.:mjcry:




maxresdefault.jpg

:lolbron:

#igusawir
 

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
And the ruler of one bedroom somalia need to leave galmudug and xaaf alone
 

Hassan Garguute Buldanana

Majeertentitis Research Institute
VIP
Dhinaca kale, hadalka wasiirka arimaha dibadda ayaa waxa uu kusoo adayaa xili Madaxda dowladda ay inta badan sheegaan in shaqaalaha kala duwan ee dowladda la siiyay mushaaroodkooda, waxaana dhibta ugu badan ee mushaar la’aanta ka cawda shaqaalaha Hay’adda NISA iyo Militeriga.

You'd think the intelligence services and milatary would be the first to get paid smh

But no, ministers, MPs are the first to eat

Retarded somalis :meleshame:
 
This was halted becoz they were told to electronically registered and submit the workers before any bill could be offered

Nevertheless it is not all but some why couldn’t comply with the rules.

But what about puntlands unpaid bills to soldiers and even Teachers? Who would you blame Kheyre or farmaajo lol
 

Hassan Garguute Buldanana

Majeertentitis Research Institute
VIP
This was halted becoz they were told to electronically registered and submit the workers before any bill could be offered

Nevertheless it is not all but some why couldn’t comply with the rules.

But what about puntlands unpaid bills to soldiers and even Teachers? Who would you blame Kheyre or farmaajo lol
:drakelaugh:
 

Crow

Make Hobyo Great Again
VIP
The honest puntite foreign affairs minister had to spill the beans to this grave injustice. 9 fucking months with direct funding from IC? Unacceptable
All of that money ended up in the hands of anarchists in Galmudug and Koonfur Galbeed where Farmajo is trying to cause two civil wars.
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
FGS is a mafia using the international aid money for their own political gains bribing officals
 
Status
Not open for further replies.
Top