Deg Deg Khilaafkii Siyaasadeed Ee Galmudug Oo Heshiis Rasmi Ah Laga Gaaray
Sep 27, 2017 - jawaab
Wararka naga soo gaaraya magaalada cadaado ee caasimada kmg ah ee galmudug ayaa kusoo waramaya in heshiis laga gaaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhex aloosnaa madaxda ugu saraysa dawlad gobaleedka galmudug
Xaflad lagu shaacinayo qodoabada heshiikaasi ayaa hada ka socota magaalada cadaado waxaana goobjoog ah madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele iyo madaxweyne ku xigeenka galmudug maxamed xaashi cabdi carabey iyo gudoomiyaha baarlamaanka waxaana kulanka fadhiya xildhibaano ka socda labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya oo dhex dhexaadiyay khilaafkii ka dhex jiray madaxda galmudug
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.