"Galmudug oo War Ka Soo Saartay Booqashada Raisal Wasaare kheyre ee Puntland iyo Dekadda Garacad..
“Galmudug waxay walaac xoogan iyo shaki badan ka qabtaa wararka tilmaaya in Raiisal wasaare kheyre mashaariic ka dhagax dhigayo deegaano ka tirsan nugaal iyo mudug oo ay qeyb ka tahay dhismaha dekadda deegaanka garacad,
puntland waa dariskeena hormarkeedana waan jecelnahay waxaase nasiib daro ah in xilli la isku diyaarinayo dhismaha dekadda hobyo oo ka mid ah dekadaha ugu waaweyn soomaaliya horey uu madaxweyne farmaajo u dhagax dhigay qorshaha Raiisul wasaare kheyre garacad oo mudug ah dekad ka dhagax dhigayo taasi macnaheedu waxa uu yahay cuuryaamin lagu hayo dekadda hobyo."