Garoowe puntland

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
FB_IMG_1580441447391.jpg
FB_IMG_1580441462699.jpg
FB_IMG_1580441472168.jpg
FB_IMG_1580441476806.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Halkasi ayaan isku arkayna siiba city view hotel ama sagaal hotel, anigu ma aado meel aanu 'ciidan bah dubays joggin. Bayla waan 'aada' waa caadi waa 'tabar daran yihin' lakin meel 'saldhig ama xeero ciidaan taalo' ma aado niyahow, meeshasi waa 'war cad' waa sidu abahay yirahdo meelo kamid ah somalia ama ogaden 'hadal ma jire ciidaan ba jire'. Waa inaadan is-waalin sida adiga oo kale oo sawiro la soo cararo niyahow sida naag buranburayso, afkaga naga xiro sawirkaga maxay taraysa marki lagu soo galo adigo hurdo kkkk
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I will take you to dhuudo where your grandfather was part of 100 dhuudo 100 wa

Garowe waxay uu bahan tahay 'public service' uma bahno 'daar qurxoon' oo niin dibada ka yimi dhistay. Guri walbo wa inu haysta koronto, biyo, cunto iyo medical facility. Kadib waa in isagu 'investment' la geliya inu isbixiyo oo 'daar' dhisto, in loo dhiso wa ceeb. We need shacabka inay iyagu jeebkooda fican tahay oo hanti iibsan kara wa inu cuna wax soo saarkisa, yusan sugin diaspora amd shisheeye
 
Foreal somalis need basic services
 
Top