3 day eating of fish and 4 day eating of meat according to the ministry of fisheries.it will compulsory so as to prevent malnutrition diseases.
hirki horumarinta kalluumeysiga ee dowladda Federaalka iyo maamulgoboleedyada dalka uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho.
Shirka oo socday muddo sadex maalmood ah ayaa looga hadlay horumarinta kalluumeysiga iyo dhismaha hey’adda ay ku mideysanyihiin kalluumeysatada kheyraadka badda.
Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Maxamed Cumar Cameey ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay fahamtay faa’iidada kaluunka ayna wasaaraddu ka shaqeyn doonto horumarinta kalluumeysatada.
“Bulshada Soomaaliyed wa ay fahantay faa’idada kallunka waxaan ka shaqeynayaa sidii ay 3 maalin loo cuni lahaa kallunka 3 malinna loo cuni lahaa hilibka waagi dowlada dhxe ii kale “ ayuu yiri wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda.