The Midlands
VIP
i remember these Gorgor are from Lower Shabelle and Xamar they deployed them in Gedo in 2019
XOG DHEERAAD AH: Madaxwaynaha JFS Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in lasoo celiyo ururka Gorgor ee haya amaanka deeganada xuduuda ah ee Gobalka Gedo, lana geeyo Gobalka Shabeellaha Dhexe iyo Galmudug.
“Degmada Baladxaawo AMISOM ma joogto, waxaa amaankeeda masuul ka’ah Ururka Gorgor, hadii laga soo qaadana waxay keeni kartaa khataro culus” ayuu yiri sarkaal sare oo katirsan laamaha Amniga ee gobalka Gedo.
Deegaankan, ayaa ah mid ay ku kulmaan 3 Xaduud oo kala ah Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya, waxaana dhammaan goobahan jooga ciidanka xoogga dalka.