Suldaan Siciid Garaase “Markii aan ka baxnay shirkii Carte anaga oo matalaynay isimada Puntland, waxaa inoo yimid oo nagu dul baroortay gabadhii duuliyihii koowaad ahayd Asli Cabaade iyo xaaskii Cabdiraxmaan Tuur oo mar noqday Madaxweynaha Somaliland, Taas Ayaana keentay in aan shirka dib ugu noqono”.
Wareysi uu Islaan Garaase siiyay barbaamijka Dhaxreeb ee ee Maalmahan lagu faaqidayay 24 sano kadib shirkii Carte , ayuu ku sheegay in iniintii dowladnimo ee maalintaas la aasay Ay dhashay dowladnimada lagu naaloonayo maanta, dalkan u horseedday xal ay adkayd in si kale lagu keeno.
Salaadiinta iyo dumarka Soomaaliyeed waa lafdhabarta dowladnimada, waxayna mudanyihiin in qaab kasta looga abaalmariyo kaalintoodii .
Войдите на Facebook
Войдите на Facebook, чтобы общаться с друзьями, родственниками и знакомыми.
www.facebook.com