The Midlands
VIP
Hirshabelle daaqadaa laga saarey thst why Sufuroow is not in the picture hiiraan Waxaa looga danbeeynayaa Jeyte
Hassan Sh wuxuu dalacsiiyay saraakiil badan io Xawaadle safiirka Djiboutina wuu u magacaabi rabaa
Macawisleyda Xawaadle waa la hubaynayaa si rasmi ah waa wareey hadeey qabsan dhulal cusub
Ciidama Jeyte hoostagaya waxaa la siiyay sifo Dawlaad marka waa lahubeen karaa waxaa loogi yeeri ciidamada la dagaalanka argagixisa
Xawaadle waxay ku heshiiyeen in sida HG lacagta ka cunaan Xassan hubkana ka qaataan waa u qayileen duqa ceelbuur walaa ceeldheer midna uma socdaan
Halyeey Nuur dheere iyo Jeyte ayaa heshiiyay asaguu hoostagayaa
He said "shalay Ali Jeyte Osman ayaa na hogaaminaayay maantane meeshoow noo jiheeyo ayaan aadaynaa"
Nuurdheere oo hada Hirshanelle free ka ah lana hubeynaayo abshirta dhul cusub ay qabsan dionaan
"Niman inta meel loo qabtey loo keenay"

Last edited: