Hassan Shiikh oo waji gabax kala kulmay from the Non-stakeholders kkkk

Shirkii maanta mudokorarsigii meesha waa laga saarey termska 5 sano waa laga dhigayaa laakin dawladaan iyo baarlamaankaan maaha dawlada soo socota iyo baarlamaanka soo socda ayaa lagu qorayaa war murtiyeedka

Hassan Sh beertuu ku jiraa Gareenskiina(except Hirshabelle) waa u saxiixay 5 sano asagana waa waayey 🤣🤣
 
Last edited:
01E04773-2749-4201-B221-D5E9B2107CEF.jpeg
 
Heshiishkii madasha oo gabi ahaanba fashilmay ooy ugu wayntahay mudo korarsiga

#UPDATE Shirka Madaxda DFS iyo Madaxdii hore oo ay wehliyaan siyaasiin xilal kale duwan soo qabtay ayaa ilaa hadda kasocda Muqdisho, iyadoo doodo xoogan ay leeyihiin dhinacyada.

1- Madaxdii hore ayaa doonaya in gabi ahaanba qeybo badan laga saaro Heshiiskii Madasha Wadatashiga ee dhawaan uu saxiixay Ra’iisulwasaare Xamse iyo Madaxda dawlad gobaleedyada.

2- Dawladda ilaa hadda, waxaa laga saaray godka Mudo kororsiga, oo Madaxweyne Xassan ka cararay in uu ku adkeysto mudo kororsi, wuxuuna sheegay in uusan taas kujirin oo uu rabo in doorashada M/weyne-nimada ay dhacdo 15-05-2026, halkaas waxaa kudhintay mudo kororsigii Heer Federaal ilaa Heer Dawlad gobaleed, is qabad adag ayaana kasoo wajahan Villa Somalia iyo Dawlad gobaleedyada.

3- Tiradda xisbiyada, oo heshiiskii lagu qoray labo xisbi, hadda in ka badan 4 Xisbi ayaa doodu taagan tahay, waxaana meesha ka baxay doodii 2-da xisbi.

4- Qodobka xasaasiga ah, ee aan wali laysku afgaran waa doorashada 2026-ka nooce noqonaysaa, Madaxweyne Xassan Sheekh oo ay wehliyaan madaxdii hore qaarkood ayaa qaba in doorashadu noqoto Qof iyo Cod, tii lasoo jeediyey oo Madaxweynaha iyo xildhibaanada la wada doorto, laakiin Isla Madaxdii hore qaarkood ayaa si adag u diidan doorasho dadweyne oo aan tirokoobka iyo guddiga lagu kalsooneyn.

5- Qodobka Madaxweyne iyo Kuxigeenkiisii, isna laguma heshiinin ilaa waqtigan, iyadoo 50 daqiiqo ee soo wajahan la kala ogaan doono jihada.

Warmurtiyeed mala soo saari doonaa wadajir ah, isna dood ayaa ka taagan, Villa Soomaaliya ma doonayso, laakiin Madaxdii hore ayaa ku adkeysanaya in ay qasab tahay.

Geylan
 
Al Ustad Sahal xogtiisii oo soo baxdey in warmurtiyeedka lagu qori doono no mudokorarsi 😎

Qalqal ayaa xassan shiikh ku dhacay kadib markii niman sharciyaqaano ah uga digeen inuu niman xil heyn oo stakeholders aheen warmurtiyeed la saxiixo. Xukuumada sabta ugu danbeuntii waa soo deysay 🤣🤣

War murtiyeedka Shirka Wadatashiga Madaxda Qaranka iyo Madaxdii hore ee dalka:

Qodobada waxaa ka mid ah:

1- Nooca doorashada waxaa la isla fahmay in dalku u baahan yahay doorasho qof iyo cod ah oo si xasilloon oo wadar oggol ku jirto, kuna dhacda

2- Nidaamka Madaxtinimada dalka oo doodo badan laga yeeshay waxaa la isku raacay in dib la isaga yimaado bulshada rayidka ay talo ku yeeshaan.

3- Mideynta muddo xileedka Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada waxaa dood dheer laga keenay in dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada aysan muddo xileedka kororsan karin oo loo maro qaab Dastuuri ah, muddo xileedka la kordhinayo waxay khuseyn doontaa doorashada soo socoto
 
Last edited:
Confusionkii Xassan Sabta ku dhacay waaye. Official communique waa kii farxaan jimcaale laankiin documentgaan waa legitimate UNka waa gaarey iyo beesha caalamka. FMSka ma quseeyo maadama hassan sabta ka aamusey laakin asaga kama fakan karo.


Screenshot_20230713-212317.jpg
 
Al Ustad Sahal xogtiisii oo soo baxdey in warmurtiyeedka lagu qori doono no mudokorarsi 😎

Qalqal ayaa xassan shiikh ku dhacay kadib markii niman sharciyaqaano ah uga digeen inuu niman xil heyn oo stakeholders aheen warmurtiyeed la saxiixo. Xukuumada sabta ugu danbeuntii waa soo deysay 🤣🤣

War murtiyeedka Shirka Wadatashiga Madaxda Qaranka iyo Madaxdii hore ee dalka:

Qodobada waxaa ka mid ah:

1- Nooca doorashada waxaa la isla fahmay in dalku u baahan yahay doorasho qof iyo cod ah oo si xasilloon oo wadar oggol ku jirto, kuna dhacda

2- Nidaamka Madaxtinimada dalka oo doodo badan laga yeeshay waxaa la isku raacay in dib la isaga yimaado bulshada rayidka ay talo ku yeeshaan.

3- Mideynta muddo xileedka Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada waxaa dood dheer laga keenay in dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada aysan muddo xileedka kororsan karin oo loo maro qaab Dastuuri ah, muddo xileedka la kordhinayo waxay khuseyn doontaa doorashada soo socoto
9178833B-F997-49F7-8C64-DB329E60596D.jpeg
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
I have never seen such an amateurish president. Who invites has beens to a conference to change the constitution. Certain elements, like flag, name of the country and term duration can only be changed through referendum. The parliament can’t even change that, let one few failed previous pms
 
Last edited:
@The Midlands what are your sources saying in xamar?
View attachment 283037
No such scenario in Mogadishu till the end of Hassan Sheikh's 4 years and the first who will be against him will be sharif and abdulkadir Cosoble his own abgaal but yes in Galmudug when qoorqoor term ends he has been doing hub uruursi to stay beyond his term in office. Qoorqoor will resort to his Saleebaan in Cadaado wich will split Galmudug again.
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
I have never seen such an amateurish president. Who invites has beens to a conference to change the constitution. Certain elements, like flag, name of the country and term duration can only be changed through referendum. The parliament can’t even change that, let one few failed previous pms
Who thought from the beginning Qoslaya will do something postive beside free HAG land from Alkabaab?
 

Abaq

VIP
No such scenario in Mogadishu till the end of Hassan Sheikh's 4 years and the first who will be against him will be sharif and abdulkadir Cosoble his own abgaal but yes in Galmudug when qoorqoor term ends he has been doing hub uruursi to stay beyond his term in office. Qoorqoor will resort to his Saleebaan in Cadaado wich will split Galmudug again.
Oh I can’t wait to see Galnus Iljeex doing what they do best. Kullu shey yarjic ilaa aslihi
 
Top