Heavy fighting breaks out in Dhidhinka, Ceel Afweyn, mamuulka Somaliland

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
The boys made of iron from Bohol strike again.




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Gobolka Sanaag
May 9, 2018

_100469903_gettyimages-151139295.jpg




Dagaal Xoogan Ayaa Saaka Ka Qarxay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn Oo Ka Tirsan Gobolka SANAAG,Dagaalkan Ayaa U Dhexeeya Laba Beelood Oo Wada Dega Deegaanka Dhidinka,Labadan Beelood Ayaa Hore Ugu Diriray Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel Af-weyn

Goor Dhoweyd Oo Aan La Xidhiidhay Weriyaasha Degmada Ceel-Afweyn,Ayaa Xaqiijiyey In Dagaal Kasocdo Deegaanka Dhidinka,Isla Markaana La Maqlaayo Dhawaaqa Rasaasta,Oo Iyadu Aan Kala Joogsi Lahayn.

Ma Jirto Ilaayo Hada Cid Kala Dhexgashay Labadan Beelood Ee Ku Dagaalamaaya Deegaanada Ceel-Afweyn,Balse Waxaa Socda Gurmad Xoogan Oo Laga Dareemaayo Deegaanada Ku Teetsan Degmada Ceel-Afweyn,Kuwaas Oo U Badan Cuqaal Iyo Nabadoono Isku Xilqaamay Inay Joojiyaan Dhiiga Qubanaaya,

Ilaayo Hada Ma Cada Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Noomanay Suuro Gelin Inaanu La Xidhiidhno Dadka Ku Sugan Deegaankaasi,Oo Aanu Ka Waraysano Sababta Keentay Colaadan ,
 
Are they fighting over wells.? Can you post images of what they're fighting over exactly, every week they're slaughtering each other :hmm:
 

Factz

Factzopedia
VIP
The boys made of iron from Bohol strike again.




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Gobolka Sanaag
May 9, 2018

_100469903_gettyimages-151139295.jpg




Dagaal Xoogan Ayaa Saaka Ka Qarxay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn Oo Ka Tirsan Gobolka SANAAG,Dagaalkan Ayaa U Dhexeeya Laba Beelood Oo Wada Dega Deegaanka Dhidinka,Labadan Beelood Ayaa Hore Ugu Diriray Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel Af-weyn

Goor Dhoweyd Oo Aan La Xidhiidhay Weriyaasha Degmada Ceel-Afweyn,Ayaa Xaqiijiyey In Dagaal Kasocdo Deegaanka Dhidinka,Isla Markaana La Maqlaayo Dhawaaqa Rasaasta,Oo Iyadu Aan Kala Joogsi Lahayn.

Ma Jirto Ilaayo Hada Cid Kala Dhexgashay Labadan Beelood Ee Ku Dagaalamaaya Deegaanada Ceel-Afweyn,Balse Waxaa Socda Gurmad Xoogan Oo Laga Dareemaayo Deegaanada Ku Teetsan Degmada Ceel-Afweyn,Kuwaas Oo U Badan Cuqaal Iyo Nabadoono Isku Xilqaamay Inay Joojiyaan Dhiiga Qubanaaya,

Ilaayo Hada Ma Cada Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Noomanay Suuro Gelin Inaanu La Xidhiidhno Dadka Ku Sugan Deegaankaasi,Oo Aanu Ka Waraysano Sababta Keentay Colaadan ,

Abti how do we end this pitiful dispute over the well?

The only clans that despite each other between HY and HJ are Sa'ad Yoonis and Biciide. The rest are completely fine.
 

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
what are they fighting for, land? resources? or sent from hargeisa?
 
Last edited:

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
@Bohol whats the death toll like since this started in 2015. Must be more than 50 now
 
My friend from the region told me it could spread to Sanaag since the government is helping one side and said once it spreads to Sanaag, it will reach Burco in seconds :ooh:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top