Bohol
VIP
A developing news.
Askarta uu hoggaamiyo Taliye Caarre oo wata afar-gaadiidka dagaalka ah, ayaa rasaas culus ku gaarcay xaafadaha dhinaca Waqooyi ee degmeda Ceel-afwayn oo ku yaalla guriga gobolka oo lasheegay in ay ku suganyihiin xubno wasiirro ah oo ka tirsan xukuumadda Somaliland.
Sida uu xaqiijiyay weriye kusugan Ceel-afwayn, wasiirrada waxaa kamida wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Boos Mire Maxamed shaqo gelinta iyo arrimaha bulshada Marwo Hinda Jaamac Gaanni iyo masuuliyiin kale.
Ciidamada millateiga Somaliland, ayaa wararku sheegayaan in ay dhinaca Koonfureed uga Saareen magaalada.
waxaana ciidamadu rasaasta isku waydaarsanayaan dhicana koonfureed ee magaalada sida hadda uu xaqiijiyay weiye Maxamed Shoote oo ku sugan Ceel-afwayn.